Telegram Web Link
#Sawiro

Xafladda qalin jabinta dufcaddii koowaad ee barnaamijka زاد المفسرين- Zaad Al Mufasiriin🎊

https://www.instagram.com/p/DE4L7GQID75/?igsh=MTN6ODhuODF0Zmg2ZQ==

https://www.tg-me.com/IshraqCenter
"Ardayda maanta halkan ku qalin-jabinaya ee lagu maamuusayo waa 711 arday, oo is kuugu jira 75 arday oo toos u iman jiray mu'asasada iyo 636 arday oo online kula socday barnaamijka"

Sh Cabdihaadi Ismaaciil Cali
Madaxa qeybta onlineka barnaamijka

https://www.instagram.com/p/DE4ONEHoOQk/?igsh=czFvaTJudjV5MGFi

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الأولى
#حفل_التخرج

https://www.tg-me.com/IshraqCenter
"Qur'aanka waxa lasoo dajiyay in macnihiisa la dhugto oo la dhuuxo oo la dhadhamiyo iyo in aynu ku dhaqanno. Tafsiirku waxa uu koobsanayaa dhammaan culumta kale oo dhan".

https://www.instagram.com/p/DE4OSoyIh_s/?igsh=YWM5bDhnYzV1NDhk

Sh Maxamed Cumar Dirir
Sheekha barnaamijka

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الأولى
#حفل_التخرج

https://www.facebook.com/share/p/1H9Mu97Zv5/?mibextid=wwXIfr

https://www.tg-me.com/IshraqCenter
"Aduunka waxa ugu qiimo badan qofka ilaahay af-yaqaana kaasina waaka tafsiirka qur'aanka bartay".

Sh Maxamed Cali Biixi
Martida xafladda

https://www.facebook.com/share/p/1Df1XMtA11/?mibextid=wwXIfr

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الأولى
#حفل_التخرج

https://www.tg-me.com/IshraqCenter
Ardayda maanta tafsiirka dhameeyay waa wada shaqaala diineed. Waxa aan balanqaadayaa intaan xilka hayo inaan barnaamijta noocan ah taageero.

Sh Cabdillaahi Baashe
Wasiirka Diinta iyo awqaafta SLND

https://www.facebook.com/share/p/14cQrDAYpu/?mibextid=wwXIfr

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الأولى
#حفل_التخرج

https://www.tg-me.com/IshraqCenter
"Runtii waxa aad loogu farxo waxa kamid ah in baladkeena qur'aanka iyo culuumtiisu ka hanaqaadeen.
Ardayda waxa aan kula dardaarmayaa in ay culimada usoo duceeyaan"

Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Martida xafladda

https://www.facebook.com/share/19TN7xmZ6p/?mibextid=wwXIfr

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الأولى
#حفل_التخرج

https://www.tg-me.com/IshraqCenter
2025/06/30 12:21:44
Back to Top
HTML Embed Code: